Hagaha Waalidka laga bilaabo dhalmada ilaa shan jir

Cudurrada caadi ah ee carruurnimada iyo wanaagqabka

Xiriirrada waxtar leh

Xiriirrada waxtar leh

Xiriirrada xaafadda

Ururka isbitaal ee Royal Free London NHS Foundation Trust
Xarunta xiriirinta telefoonnada 0203 758 2000
Xulashada 1 isbitaalka Royal Free
Xulashada 2 isbitaalka Barnet Hospital
Xulashada 3 isbitaalka Chase Farm Hospital
www.royalfree.nhs.uk

Isbitaalka Chase Farm Hospital
Weydiimaha Bukaansocodka Carruurta
Xarunta Daryeelka Dhakhso ah
Qaybta Baarista Carruurta
Kiliniigga Dhalmada ka hor

Isbitaalka Barnet Hospital
Weydiimaha Bukaansocodka Carruurta
Qaybta Baarista Carruurta
Kiliniigga iyo Ballamaha Dhalmada ka hor
Kooxda Hawlaha maamulka Ummulisooyinka Bulshada

Isbitaalka jaamacadeed ee North Middlesex University Hospital
Xarunta xiriirinta telefoonnada 0208 887 2000
www.northmid.nhs.uk
Weydiimaha Bukaansocodka Carruurta
Xarunta Daryeelka Dhakhso ah
Waaxda Gurmadka degdeg ah ee Carruurta
Kiliniigga dhalmada ka hor
Xafiiska Ummulisooyinka Bulshada

Enfield Universal Services & Specialist Children Services (Adeegyada Guud iyo Adeegyada Takhasus leh ee Carruurta ee Enfield)
Cedar House, St Michaels Primary
Care Centre, Gater Drive,
Enfield EN2 OJB.
0208 375 2945

Enfield CAMHS (Adeegga Caafimaadka Maskaxda ee Carruurta iyo Dhowr iyo toban jirka ee Enfiled)
Charles Babbage House,
1 Orton Grove, Enfield EN1 4TU.
0208 379 2000

Enfield Safeguarding Children Board (Guddiga Dhawritaanka Carruurta ee Enfield)
Telefoonka: 0208 379 2767
Fakis: 0208 379 2888
Haddii aad ka walwal qabto wanaagga ilme kaste, fadlan walaaca aad qabto ka wargeli:
Waaxda Daryeelka Bulsheed ee Carruurta (Children's Social Care) oo aad ka helayso
0208 379 2507 Isniinta ilaa Khamiista 9ka subaxnimo ilaa 5ta galabnimo, Jimcaha 9ka subaxnimo ilaa 4.45 galabnimo.
Saacadaha aanan la shaqaynin wac lambarka 0208 379 1000 (dooro xulashada 2). Waxaad weliba kula xiriiri kartaa email.

Haddii ay xaalad degdeg ah jirto, marwalba wac lambarka 999

Haddii aad ilme ka walwal qabto fadlan walaaca aad qabto noo soo sheeg si aan u caawin karno.
Telefoonka: 0208 379 2507
Isniinta ilaa Jimcaha: 9.00 subaxnimo ilaa 5.00 galabnimo
Saacadaha aanan la shaqaynin: 0208 379 1000, dooro xulashada 2 waxaana laguu gudbin doonaa lataliye.
www.enfield.gov.uk/enfieldlscb

Xadgudubka Guriga

Solace Women’s Aid Helpline (Khadka caawinta ururka Gargaarka Haweenka Qalbi qaboojiska)
0808 802 5565

Men’s Advice Line (Khadka Talosiinta Ragga)
0808 801 0327

Haddii ay xaalad degdeg ah jirto, marwalba wac lambarka 999
www.enfield.gov.uk/domesticabuse

Xiriirrada qaran

Allergy UK (Xasaasiyadda Ingiriiska)
01322 619 898
www.allergyuk.org

Association of Breastfeeding Mothers (Ururka Hooyooyinka Carruurta naasnuujiya)
9.30 subaxnimo ilaa 10.30 habeenimo
www.abm.me.uk

Asthma UK (Cudurka naqaska ama neefta ee Ingiriiska)
0800 121 62 44
www.asthma.org.uk

Baby LifeCheck (Hubinta Nolosha Ilmaha)
www.babylifecheck.co.uk

Child Accident Prevention Trust (Ururka Ka hortagga Shilka Ilmaha)
020 7608 3828
www.capt.org.uk

Cry-sis (Shiddo oohin)
08451 228 669
www.cry-sis.org.uk

Dental Helpline (Khadka caawinta Ilkaha)
0845 063 1188

Cudurka macaanka ama sonkorowga UK (Cudurka macaanka ama sonkorowga ee Ingiriiska)
www.diabetes.org.uk

Family Lives (Nololaha Qoyska)
0808 800 2222
www.familylives.org.uk

Healthy Start (Bilowga Caafimaad leh)
www.healthystart.nhs.uk

La Leche League GB (Isbaahaysiga Naasnuujinta ee Ingiriiska)
0845 120 2918 available 24 hours 7 days a week.
www.laleche.org.uk

The Lullaby Trust (Ururka Heesaha carruurta lagu seexiyo)
www.lullabytrust.org.uk

Meningitis Now (Cudurka qoorgooyaha Iminka)
0808 80 10 388
www.meningitisnow.org

National Breastfeeding Network Helpline (Khadka caawinta Shabakadda Naasnuujinta ee Qaran)
0300 100 0212, 9.30 subaxnimo ilaa 9.30 habeenimo
www.breastfeedingnetwork.org.uk

National Childbirth Trust (Ururka Dhalmada carruurta ee Qaran)
0300 330 0700 8da subaxnimo ilaa 10ka habeenimo 7 maalmood toddobaadkii
www.nct.org.uk

National Domestic Violence Helpline (Khadka caawinta Rabshadda Guriga ee Qaran)
0808 2000 247
www.refuge.org.uk

Netmums (Hooyooyinka internetka)
Talobixin iyo warbixin ku saabsan waalidnimada.
www.netmums.com

Adeegga Warbixinta ee Waalidiinta loogu talagalay ee NHS
www.nhs.uk/start4life

Red Cross (Laanqayrta Cas)
Information on CPR (kiss of life)
www.redcrossfirstaidtraining.co.uk

Fikradaha Caafimaad leh ee Start4Life
www.nhs.uk/start4life

National At-home Dad Network (Shabakadda Qaran ee Aabbeyaasha Gurijoog ah)
Fikradaha, sheekaysiga, wararka iyo taageerada aabbeyaasha.
www.athomeadad.org

Si aad u hesho takhtarka ilkaha ee adeegga NHS (Adeegga Caafimaadka Qaran)
Wac adeegga NHS 111 ama booqo www.nhs.uk/dentist

Smokefree

Wac lambarka 0800 032 0102 ama booqo www.nhs.uk/smokefree

NHS 111

Haddii aad u aragto in aad si dhakhso ah gargaar ugu baahan tahay maalinta dhexdeeda ama habeenka gudihiisa waa in aad wacdo adeegga NHS 111 ka hor inta aadan u tagin adeeg kaloo caafimaadeed. Marka aad wacdo adeegga NHS 111 waxaa islamarkaaba laguu tilmaami doonaa adeegga xaafaddaada ka diyaar ah ee sida ugu fiican kuu caawin kara. Waa bilaash in la waco, xataa marka laga waco telefoonka gacanta, waxaana la heli karaa 24 saacadood maalintii, 365 maalmood sanadkii.

Goormee habboon in aan waco adeegga NHS 111?

  • Marka aad si dhakhso ah gargaar ugu baahan tahay laakiin aanay naftaadu halis ku jirin.
  • Marka aad u aragto in aad u baahan tahay in aad tagto Waaxda Gurmadka degdeg ah ee isbitaalka (A&E) ama adeeg kaloo NHS oo laga helo daryeel dhakhso ah.
  • Waqtiga ka baxsan saacadaha uu furan yahay xafiiska takhtarkaagu.
  • Marka aadan garanayn cidda aad wici karto si aad uga hesho gargaar caafimaadeed.
  • Haddii aadan xaafaddaada ku lahayn takhtar aad wici karto.

Wac lambarka 999 marka ay xaalad degdeg ah jirto